wadnaqabo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)1. Cid wadnaha xanuunayaa ahaansho. 2. Qof wadnaqabad ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadnaqabo ↴
wadnaqabasho [m.f.dh]
eeg wadnaqabo. ld wadnaqabad (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg