wahab
(m.l)1. Qabow qoyaan reeba oo habeenkii soo dhaca; dheel; nadwad. 2. Culays qof hurda fuula oo uu la kici waayo; habbiso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wahab ↴
wah [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen oo yaabka tilmaama.
wah [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. W. dheh: ballaqmid. 2. W. ka sii: wax ballaqid (albaab).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg