wahan
(m.l)

Welwel.

wahan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hmay, -hantay; -hmi)

Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wahan

wahmid [m.f.dh]
eeg wahan².

wah [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen oo yaabka tilmaama.

wah [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. W. dheh: ballaqmid. 2. W. ka sii: wax ballaqid (albaab).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg