wahsasho
(m.f.dh)eeg wahso. ld wahsad, wahsi¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wahsasho ↴
caajis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis². cajis
wahsad [m.l]
ld wahsasho.
wahsi [m.l]
1. Daal ka cararid darteed hawsha culays laga dhigo oo laga cagajiido. 2. ld wahsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg