wahso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Hawl caajisnimo darteed la qaban waayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wahso ↴
wahsasho [m.f.dh]
eeg wahso. ld wahsad, wahsi¹.
wah [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen oo yaabka tilmaama.
wah [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. W. dheh: ballaqmid. 2. W. ka sii: wax ballaqid (albaab).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg