wajac
(m.l)1. Xanuun yar. 2. Cudur weylaha ku dhaca oo ay la jibaadaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajac ↴
wajacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa,-nayd)
Wax wajac hayo ahaansho.
wajacsanaan [m.f.dh]
eeg wajacsan. ld wajacsanaansho.
wajacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wajacsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg