wajah
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-hay, -hday)ld wejih.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajah ↴
bareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. U b.: fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn ku kicid. 2. Ula b.: si toos ah oo aan gabbasho lahayn qof ama shay u wajahid.
wajahad [m.dh] (-do, m.l)
Dhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa.
wajahad [m.dh] (-do, m.l)
(fiis.) Jiidda dhulka dushiisa ah ee u dhexaysa kalana saarta cufaf hawo qabow iyo mid diirran ah.
wajahid [m.dh]
ld wejihid.
wejihid [m.f.dh]
eeg wejih. ld waajihid, wajahid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg