warbixi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Ka w.: arrin ama xaalad lagu suganyahay sheegid ama gudbin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warbixi ↴
shaxeex [m.l]
1. Erey ama fal qof wax uu sugaayey looga hor istaago. 2. Warbixin been ah.
shaxeex [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Cid ereyo ama falal wax loogu diidayo ujeedin.2. Warbixin been ah sheegid.
warbixin [m.f.dh]
eeg warbixi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg