wardoonid
(m.dh)Raadinta siraha cadawga la raadiyo. ld wardoon (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wardoonid ↴
wardoon [m.l]
1. Qofka raadiya siraha cadowga. 2. Hay'adda ku sheqa leh wardoonidda.
wardoon [m.l]
1. Qofka raadiya siraha cadowga. 2. Hay'adda ku sheqa leh wardoonidda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg