weeso
(m.dh)1. (dii.) Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin. 2. (dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado. 3. (-ooyin, m.l) Ubbo. ld weyso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weeso ↴
weesayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Salaad ka hor weeso qaadasho.
weyso [m.dh]
ld weeso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg