wilgo
(m.dh)

ld wiglo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wilgo

wiglo [m.dh]
Cod maanseed lagu ciyaaro ciyaarta dhaantada; hirwo. ld wilgo.

wil [m.l]
1. Dharka dumarku xirtaan nooc ka mid ah oo khafiif ah. 2. Halka ay iska galaan misigta iyo bawdada. 3. Isha birteeda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg