xaaraamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)Wax xaaraan ka dhigid. ld xaaraantimee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaaraamee ↴
xaaraamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaraamee. ld xaaraan-timayn.
xaaraamaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la xaaraameeyey ahaansho.
xaaraansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la xaaraameeyey ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg