xaari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid. 2. Cariish dhiriq marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaari

xaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaar².

xaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaar.

xaarin [m.l] (-nno/-immo, m.dh)
Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay-san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.

xaarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaari.

xaarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld xaari.

xaarsiin [m.dh]
ld xaarin.

xaarxaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Canaan kulul cid u jeedin.

xaarxaarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaarxaari.

bislee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Cunto bisayl ka dhigid. 2. Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg