xabbaji
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Naasley dheddig oo dhalaysa xab bururin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabbaji

xabbajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabbaji. ld xabbajis.

xabbajis [m.l]
ld xabbajin.

xabbururi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld xabbaji.

xabbururin [m.dh]
ld xabbajin, xabbururis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg