xagaal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Guggub. 2. Fandhaal dheri x. looga hoolo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaal

xagaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dheri xagaal ka hoolid.

xagaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaali. ld xagaalis.

xagaalis [m.l]
ld xagaalin.

xagaalsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaalso.

xagaalso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Dheri xagaal ka hoolasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg