xagaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dheri xagaal ka hoolid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaali

xagaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaali. ld xagaalis.

xagaalis [m.l]
ld xagaalin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg