xalaalayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kale leeyahay isasiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalaalayso

xalaalaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalaalayso. ld xalaa-laysad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg