xambaar
(m.l)La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.
xambaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. 3. Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xambaar ↴
maahmaah [m.dh] (-ho, m.l)
Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.
oraah [m.dh] (-ho, m.l)
1. hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado. 2. Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya. 3. Hadal. ld oroh.
tabane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. (kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan-yihiin. 2. (xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.
xambaarad [m.l]
ld xambaarsasho.
xambaaraggudub [m.l]
Tabaha legdanka nooc ka mid ah oo labada qof oo legdamaya midkood kan kale kor u qaado oo dhulka ku dhufto.
xambaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.
xambaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xambaaro. ld xam-baarsasho.
xambaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xambaar². ld xambaar¹.