xamdi
(m.l)

Mahad; shugri; xamdinnaq.

xamdi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Ku x.: Eebbe u mahad naqid; shukrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xamdi

xamdinnaq [m.l]
eeg xamdi¹.

xamdinnaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
eeg xamdi².

xamdinnaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xamdinnaq².

xamdiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xamdi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg