xamxam
(m.dh)

ld hamham.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xamxam

hamham [m.dh]
1 Hadal hoos loo yiri oo aan si fiican loo maqlayn. 2. Hadal aan micno lahayn. ld xamxam.

hamhamlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal hamham ah dhihid. ld xamxamlee.

hamhamleyn [m.f.dh]
eeg hamhamlee. ld xamxamleyn.

xamxamaa [m.l]
Geed-quwaax xabagtiisa la cuno.

xamxamlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld ham-hamlee.

xamxamleyn [m.dh]
ld hamhamleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg