xanaaji
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ka x.: qof in uu xanaaqo badid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanaaji

dhirfi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.

qujee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jaysay)
1. Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo. 2. Meel duleesha wax ku gufayn. 3. Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.

xanaajin [m.f.dh]
eeg xanaaji.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg