xanaaqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax caro hayso ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanaaqsan ↴
dhirifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof xanaaqsan ahaansho.
xanaaqsanaan [m.f.dh]
eeg xanaaqsan. ld xanaaqsanaansho.
xanaaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xanaqsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg