xanfal
(m.dh) (-llo, m.dh)

ld xanfaley.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanfal

meerkac-dabayleed [m.l]
(c.cimi.) Kolmo yar oo dabayleed oo degdeg ugu wareegaysa dhidib taagan ama wax yara janjeedha, oo dhexda ku leh meel cadaadiska jawigu hooseeyo. Marmarka qaarkood way dheertahay, lamadegaannadana waxay ka kicisaa siigo, ama, qiyaas yar; xanfaley.

xanfaley [m.dh]
Sun ka dhalata biyaha ceelasha oo xoolaha aad u laysa. ld xanfal.

xanfaloobid [m.f.dh]
eeg xanfalow.

xanfalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax xanfaley laysay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg