xanjeerad
(m.l)

ld xanjeerasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanjeerad

xanjeerasho [m.f.dh]
eeg xanjeero. ld xanjeerad.

xanjeer [m.l] (-rro, m.dh)
1. Maro yar oo carruurta lagu xambaaro. 2. Guntinta mara-da lagu xambaaro carruurta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg