xannaanee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

1. Cid daryeelid. 2. Dhaqaalayn; hayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xannaanee

dhaqaaladdarnaan [m.f.dh]
1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.

geedgoleed [m.l]
Sanduuq gaar ah oo shinnida lagu xannaaneey.

xannaanayn [m.f.dh]
eeg xannaanee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg