xantoobo
(m.dh) (-ooyin, m.l)In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xantoobo ↴
cantoobo [m.dh] (-ooyin, m.l)
In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo buuxisa. ld cantoob, xantoobo.
dhererto [m.dh]
Sacab muggii; xantoobo.
xantoobee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Wax xantoobo ku qaadid.
xantoobso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Hal xantoobo gacanta ku qaadasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg