xanuunid
(m.f.dh)eeg xanuun².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanuunid ↴
jiiraggo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Qof jug gaartay ama daal awgiis murqo xanuunid. ld jiirgo'².
xanuun [m.l]
1. Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw. 2. Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.
xanuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Kaar iwm dareemid; xanuun yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg