xaqaanni
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Qof aan dadka u kala eexan oo cid kasta mariya waxa ay mudan tahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqaanni

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg