xaqdhawr
(m.l)

Xishood iyo ixtiraam cid loo hayo.

xaqdhawr
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Cid ixtiraamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqdhawr

xaqdhawrid [m.f.dh]
eeg xaqdhawr².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg