xaqdhawrid
(m.f.dh)eeg xaqdhawr².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqdhawrid ↴
xaqdhawr [m.l]
Xishood iyo ixtiraam cid loo hayo.
xaqdhawr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid ixtiraamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg