xaqiiqato
(m.dh)Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqiiqato ↴
xaquuqato [m.dh]
ld xaqiiqato.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg