xaqiiqo
(m.dh)

ld xaqiiq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqiiqo

caadla'aan [m.dh]
1. Xasilloon ahaansho (cir). 2. Caddaan; xaqiiqo. 3. C. ah: xasilloon (cir). 4. C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah. caddaan, xaqiiqo

cilmibaaris [m.dh]
Raadinta xaqiiqo la xiriirta cilmi.

daata [m.dh]
(xis.) Xaqiiqooyin ama warar la isa siiyay ama la soo ururiyay si loo baro. D. waxa lagu muujin karaa garaaf jiitimeed, garaaf sawireed iwm.

jikaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad. 2. (-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.

run [m.dh]
Wax xaqiiqo ah oo la hubo.

ta'wiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.

xaqiiq [m.dh]
Run; dhab. ld xaqiiqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg