xaqiiqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax xaqiiq-dooda helid ama raadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqiiqso

xaqiiqsasho [m.f.dh]
eeg xaqiiqso. ld xaqiiqsad.

xaqiiq [m.dh]
Run; dhab. ld xaqiiqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg