xaqsoor
(m.l)Garsoor; caddaalad.
xaqsoor
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Si caddaalad ah u garsoorid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqsoor ↴
gar [m.dh]
1. Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya. 2. Daw; xa.
garqayb [m.dh]
U xaqsooridda, laba qof ama ka badan oo wax isku haya loo xaqsoor.
garran [m.l]
1. Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya. 2. ld garrami.
xaqsooran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la xaqsooray ahaansho.
xaqsoorid [m.f.dh]
eeg xaqsoor².
xaqsoornaan [m.f.dh]
eeg xaqsooran. ld xaqsoor-naansho.
xaqsoornaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xaqsoornaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg