xarigxarig
(m.l)

Nagaar dhaadheer oo dhulka ku faalala, oo geelu aad u jecel yahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarigxarig

hawd [m.l] (-dad, m.l)
1. Dhul dhir dhaadheer oo cuur ah leh, buuro lahayn oo aan biyo badnayn. 2. Xarigxarig.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg