xariif
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

(xarfaan, m.dh) 1. Qof xeelad badan. 2. Qof caqli badan. Xarfaan; Laacib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xariif

laacib [m.l] (-byo/-biin, m.dh)
Qof ciyaar aad u yaqaan; xariif; xarfaan; .

xarfaan [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg xariif. laacib;

xariiftamid [m.f.dh]
eeg xariiftan². ld xariiftan¹.

xariiftan [m.l]
ld xariiftamid.

xariiftan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Si xarfadi ku jirto qof cayaar ula dheelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg