xariiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Caano biyo badan ku darsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xariiro

sheekaxariiro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Sheeko murti leh, la mala-awaalo oo soo gudbisa dhaqanka dadka; maantooley. ld sheeka-xariir.

xariirasho [m.f.dh]
eeg xariiro. ld xariirad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg