xarmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

1. Xajiyid; xaj gudasho. 2. Waajibka xajka gudashadiisa gudagelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarmo

xarmasho [m.f.dh]
eeg xarmo.

xar [m.l]
1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg