xarriiqin
(m.dh)

ld xarriiq¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarriiqin

xarriiq [m.dh] (-qo, m.l)
1. Daliig, jiitin. 2. ld xarriijin, xarriiqin.

xarriiq [m.dh] (-qo, m.l)
1. Daliig, jiitin. 2. ld xarriijin, xarriiqin.

xarriiq [m.dh] (-qo, m.l)
(xis.) Isku xir ka dhexeeya laba barood oo ku yaalla dululaati ama dul xarriiqi waxa ay leedahay dherer haseyeeshee, ma laha ballac, waxa ay noqon kartaa mid toosan ama xoodan. Hidda toosan waa fogaanta ugu gaaban ee u dha-xaysa laba barood oo ku yaalla dul fidsan.

xarriiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Xarriiq samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg