xarshaash
(m.l)ld xashaash.
xarshaash
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-shay, -shtay)ld xashaash².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarshaash ↴
xarshaashid [m.dh]
ld xashaashid.
xarshaasho [m.dh]
Carsaanyo.
xashaash [m.l]
Xarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.
xashaash [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².
xashaashid [m.f.dh]
xashaash². ld xarshaashid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg