xaryan
(m.l)1. Xoolo badan. 2. (-nno/-mmo, m.l./dh) Nooc ka mid ah doonyaha waaweyn, siiba kuwa shiraacyada badan leh.
xaryan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Xoolo badan hal mar wada guurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaryan ↴
doon [m.dh] (-oomo/-nyo, m.l)
Gaadiid badeed shiraac leh oo markabka ka yar bedenkana ka weyn; xaryan. ld doonni.
xaryamid [m.f.dh]
eeg xaryan².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg