xasad
(m.l)Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa-reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto.
xasad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-sday, -sadday; -sdi)Cid xasad kula kicid, xaasid ku noqosho. ld xaasid².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasad ↴
xaasid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld xasad².
xisdi [m.l]
ld xasad¹.
xas [m.l] (-sas, m.l)
Jiq ka samaysan ood ama dhir yaryar; xanbus.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg