xasaw
(m.dh) (-wo, m.l)

Miiq maro ama bir ah oo dharka iwm lagu qurxiyo; seri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasaw

seri [m.l]
Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel.

tel [m.l]
Seri; xasaw.

xas [m.l] (-sas, m.l)
Jiq ka samaysan ood ama dhir yaryar; xanbus.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg