xasee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -saysay)Wax qarin, wax xas ku ridid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasee ↴
xasayn [m.f.dh]
eeg xasee.
xasaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la xaseeyey ahaansho.
xas [m.l] (-sas, m.l)
Jiq ka samaysan ood ama dhir yaryar; xanbus.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg