xashaash
(m.l)

Xarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.

xashaash
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-shay, -shtay)

Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xashaash

xarrago [m.dh]
1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.

xarshaash [m.l]
ld xashaash.

xarshaash [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
ld xashaash².

xarshaashid [m.dh]
ld xashaashid.

xashaashid [m.f.dh]
xashaash². ld xarshaashid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg