xashir
(m.l)Badar tuman oo jajab ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xashir ↴
buunshe [m.l]
Qolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld buunsho, buushe.
qarraafis [m.l]
Budaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.
xanshiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld xashiri.
xanshirin [m.dh]
ld xashirin.
xashiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Badar buunshe ka saarid. ld xanshiri.
xashirin [m.f.dh]
eeg xashiri. ld xanshirin.
xash [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2. Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg