xasillan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax deggan ahaansho. ld xasilloon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasillan ↴
deggan [f.g/mg4] (-naa, -nayd)
1. (f.g) Wax meel rug ka dhigtay ahaansho (cid). 2. (f.mg) Wax xasillan ahaansho. 3. (f.mg) Wax kudid raba ahaansho (sac).
xasillanaan [m.f.dh]
eeg xasillan. ld xasil-lanaansho, xasilloonaan, xasilloo-naansho.
xasillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xasillanaan.
xasilloon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld xasillan.
xasilloonaan [m.dh]
ld xasillanaan.
xasilloonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xasillanaan.
xasillooni [m.dh]
ld xasillanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg