xasuuqid
(m.f.dh)

eeg xasuuq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasuuqid

raaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Nafley xasuuqid. 2. Dad khasab ku ururin.

dhammee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Wax ebyid. 2. Cunto, cabbitaan iwm laasad. 3. Wax xasuuqid.

xasuuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Nafley badan hal mar wada layn; baabi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg