xatooyo
(m.dh)Hanti cid kale leedahay oo amar la'aan qarsoodi looga qaato; tuugannimo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xatooyo ↴
tuugo [m.dh]
1. Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo. 2. Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda. 3. Koox wax xaddo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg