xawaaj
(m.l)

ld xawaash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xawaaj

qaabuuli [m.l]
1. Bariis yaryar, macaan oo hindiya laga keeno. 2. Bariis lagu daray xawaaji, kabsar, geed kuleyl iwm.

kal-xawaaji [m.l]
Kal yar oo xawaajka, haylka iwm lagu tumo.

xawaaji [m.l]
ld xawaash.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg